Iran oo sheegtay iney xog ku heshay dalal gacan ka geystay dilkii Suleimani

Taliyaha Ciidamada Cirka ee Dawladda Iiraan, Amiir Cali Haji Zaada ayaa soo bandhigay xog dheeraad ah oo ku saabsan Dalalka ka qeyb qaatay duqayntii lagu dilay Qaasim Suleimani. Wuxuu sheegay taliyuhu in Mareykanka uu ugu yaraan 4 Saldhig Militari u adeegsaday dilka Taliyihii Ciidamada Qudus, Qassem Soleimani. Amiir Zada, waxa uu caddeeyey in ay heleen … Continue reading Iran oo sheegtay iney xog ku heshay dalal gacan ka geystay dilkii Suleimani